Guddoomiye Filish oo soo saaray amar ku socda Hotelada & Safaaradaha degan Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa soo saaray amarkiisii ugu horeeyey tan iyo intii xilka la wareegay maalmo ka hor. Cumar Filish ayaa ku amray hotelada iyo safaaradaha degan bartamaha Muqdisho iney furan jidadka ay xirteen, isagoo xusay in jid la xiro aan lagu sugi Karin bulshadana ay dhibaato ku tahay. “Waxaan … Continue reading Guddoomiye Filish oo soo saaray amar ku socda Hotelada & Safaaradaha degan Muqdisho